25 Replies to “Sola Travel Vlog Dayniile 2020”

  1. King Mogadishu

    Masha Allah Degmada Dayniile 😍 Daymaroodi ❤️ Jecliyaa Cad iyo Caano iyo Hawo mcn wan uxiisay ❤️ Dayniile wa Degmada ugu weyn Gobolka Banaadir waxay Xuduud la leedahay Afgooye iyo Balcad

  2. Yahya Abdi Mohammed

    Cabdinaasir
    ‘Deyniilaan Ku soo durraantay Dulmiloowna wan Iska reebay.’
    Qurux badanaa Deyniile.
    Dhaxaan ka soo gurtay murug, geesariyood, murcood i.w.m.
    Waxan ku soo koray xaafada Barwaaqo e Gubta. Waxan ku lugeeyn jiray Dibileey, Bangalo Dugsi shanaad, Saqiiro ilaa Yuucaloow.
    Waxan ugu jeclaa shirka Galka Deyniile iyo Danshidka.

    Suul kor ayaan kuu taagay.

  3. Abshir Abdi

    Aniga asal ahaan kamasoojeedo Muqdisho, laakiin markii lasooqaxayay waxaa ahaa fasalka 2 baad ee sare Wadajir, walaalkay oo igayaraa kuna dhashay Muqdisho wuxuu hadda kunoolyahay Dayniile inshaa Allaah sanadkan ama kansoosocda waan booqan Muqdisho

  4. ALLE MAGAN

    walee soomaaliya xaalkeed madhawa 2020 ayaa sida mooryaantii loodhaqmayaa
    waxaaba iiga siidaran nin aan islahaa waa ilbaxa soomaaliyeed ayaaba xayaysiinaya iskulana fiican

  5. Axmed Mohamed

    Sola sxb salaan sare iga guddoon, sxb is ilaali meesha nabad ma,aha ,qofka kasta oo fikir cusub ama ganacsi la yimaada waa laga taqalusayaa,adiga kuwa yutuberada ah ayaa laga yaabaa inay dad kaa taqaluso kuu soo diraan,inta aan ba alsheydaan iyo mucaardka dowladda la gaarin

  6. qub qac

    Soomaaliyeey dhulkaas aad aragtaan iyo dhul kale oo ka baaxad wayn 90%, waxaa dega MURUSADE kaliya, magaalada Muqdisho dhulka ku yaal kabar waxa uu ahaa goofaf Murusade, waa ka xishoodaan inaay yiraahdaan UNUKAA leh, waa dhul soomaaliyeed, ha aaminina marka Abgaal yiraahdaan XAMAR UNUKAA leh, qabyaalad igama aha, laakiin waxaa la idiin sheegay taariikh been ah

  7. qub qac

    Gudoomiye Jacfar waa ninkii dhisay suuqa bakaaraha marki uu ahaa Gudoomiyaha Hawlwadaag, xoog ayuu ku burburiyay meelihii loo dhistay sida qaladka ah,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *